Moyes oo isha ku hayo daafaca Juventus iyo Vidic oo la burin rabo

0
Thursday February 13, 2014 - 13:40:24 in Sports by
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Moyes oo isha ku hayo daafaca Juventus iyo Vidic oo la burin rabo

    Tababaraha kooxda Man United ayaa waxa ay diirada u saran taahy Daafaca u ciyaara Kooxda Juventus Ninka lagu magacaabo Martin Cáceres ayadoona lala xiriirinayo in uu badal u noqdo Kabtanka kooxda Manchester United ee Nemanja Vidic.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Man United ayaa waxa ay diirada u saran taahy Daafaca u ciyaara Kooxda Juventus Ninka lagu magacaabo Martin Cáceres ayadoona lala xiriirinayo in uu badal u noqdo Kabtanka kooxda Manchester United ee Nemanja Vidic.

David Moyes ayaa qarashgareyno in uu la soo wareego ciyaartoy badan oo xoojin karta kooxda ayadoona muhiimadiisa koowaad ay tahay in uu helo xidig ka ciyaari kara qad dhexe iyo labada garab ee difaaca.

Caceres ayaa hada ku jira fikirka Macalin Moyes waxana laacibka caalamiga ah ee reer Uruguay uu u muuqdaa in uu noqon karo badalka kabtan Nemanja Vidic.

Maamulaha Juventus Ninka lagu magacaabo Antonio Conte ayaa u ogolaan doona 26 jirkan in uu kooxda ka tago xagaaga kaddib markii uu noqon waayay dooqiisa koowaad ee ciyaartoyda safaneysa horyaalka Serie A.

Xidigaan dhanka daafaca kaga ciyaara kooxda Juventus ayaa waxa uu kaliya ciyaaray shan kulan oo horyaalka ah xilli ciyaareedkan waxana lagu heli karaa xidigan hanti gaareysa 8 milyan oo gani.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip