Cayaar Xiiso badan: (Chelsea Vs Man City Maxaa kala heysta?)

0
Saturday February 15, 2014 - 14:39:18 in Sports by
  • Visits: 1618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cayaar Xiiso badan: (Chelsea Vs Man City Maxaa kala heysta?)

    Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Man City Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 8:15pm habeenimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Man City Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 8:15pm habeenimo.

Ciyaartan oo ah mid aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa lawada sugayaa naytiijadeeda ayadoo kooxda Man City ay tahay mid u careysan Kooxda Chelsea ayadoo uu sheegay Macalin Pellegrini in uu rajeenayo in uu ka aarsado Macalin J. Mourinho

Labada Kooxdood ayaa waxa wada ciyaareyn dhowr jeer ayadoona caawa ay noqoneyso in ay ku kulmaan FA Cup markoodii shanaad ayadoo ay xusid mudan tahay in fartii hore ay ku dhacayeen labadaan koox in ay sedex kamid ah ay badisay Kooxda man City halka hal marna ay badisay Kooxda Chelsea.

Yaa ukala Safaxn Doon Labada Kooxood, Qaab nuuceese aye garoonka kusoo gili doonnaa?

Line-Up:

Hadii aan ku hormarno Chelsea yaa u safan doono qaabkeese kusoo gili doontaa :

(Chelsea4—2—3—1 oo ah qaab naqshadeedkeeda) iyo Wiilasheeda oo kala ah: (Shwazer; Azpilicueta, Ivanovic, David Luiz, Ashley Cole; Nemanja Matic, Lampard; Ramires, Willian, Hazard; Torres).

(Man City (4-3-3 – waa naqshadii) iyo wiilasheeda oo kala ah:(Pantilimon, Gael Clichy, Vincent Kompany, Martin Demichelis, Pablo Zabaleta, Aleksandar Kolarov, David Silva, Yaya Toure, Jesus Navas, Edin Dzeko, Stevan Jovetic.)

Hadaba Su’aasha ayaa waxa ay tahay,Yaa badin doono Chelsea Vs Man City?

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip