
0
Mourinho ayaa kaga digay ciyaartoydiisa in ay meel iska dhigaan guul daradda sidoo kalena ciyaaryahan walbana loogu baahanyahay uu farta ku fiiqo halka guusha lagu gaari karo.
Macalinka oo ka hadlaya tv-ga chelsea ay leedahay aya waxa uu tilmaamay xariirka u dhaxeeya asiga iyo malkiilaha kooxda chelsea ninka qaniga ku ah saliida ee ruushka ka soo jeeda.
Ugu danbeyntii Tababare Mourinho ayaa waxa uu amaan usoo jeediyay Abromovich iyo ciyaariyahaan hazard kuna dhiira galiyay guusha uu u horseedaayo kooxda chelsea .
30/03/2022 - 23:32:03
20/03/2022 - 22:22:19
13/03/2022 - 19:24:03
05/03/2022 - 00:42:03
19/02/2022 - 20:56:58
19/02/2022 - 20:55:55
04/02/2022 - 14:14:42
11/01/2022 - 18:19:34
08/01/2022 - 19:03:23
02/01/2022 - 13:35:04
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391872
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83887
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67727
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55282
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53759
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50157
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44098
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43416
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38211
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37982
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1408
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1810
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1677
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1507
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1554
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1486
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1491
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1919
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1831
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1656
Mourinho: "lagama yaabo inay mar kale isoo gaarto guul-darro"
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in uu iska ilaalin doono wax guul daro ka dib kulan fa-ga ee man city 2-0 ku garaacday.