Cayaaraha is dhaxgalka sports-ka ee goboladda dalka oo dagmada afgooye ka billaawday "Sawirro"

1
Wednesday February 19, 2014 - 13:27:51 in Sports by
  • Visits: 1734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cayaaraha is dhaxgalka sports-ka ee goboladda dalka oo dagmada afgooye ka billaawday "Sawirro"

    Cayaarahaan oo loogu magacdaray mideenta iyo is dhaxgalka sports ee goboladda dalka ayaa waxa ay ka billaawbatay dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaarahaan oo loogu magacdaray mideenta iyo is dhaxgalka sports ee goboladda dalka ayaa waxa ay ka billaawbatay dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda dhexe.

Kulankii ugu horreeye ee ciyaarta ayaa waxaa wada ciyaaray kooxaha kala ah waxool iyo Hiliwaa, ayadoo Kooxda waxool oo kasocotay dagmada afgooer ay fooda is dareen Kooxda Hiliwaa oo ayana ka socotaydagmada Hiliwaa ee gobolka Banaandir.

Micnaha kulankaan ayaa ahaa in lays dhaxgalo oo kooxba mar degmadeeda la soo booqdo dhalintana lamideeyo waxaana inta ay socoday ciyaarta ay koox walba soo bandhiigtay kubadda dadka isku soo dhaweysay.

Waxay ciyaarta socotayba waxaa goosha koowaad helay islamarkaana shabaqa ku hubsaday Kooxda Hiliwaa wallow daqiiqado kadin kooxda waxool ay sameeyeen dadaal dheeri ah islamarkaana ay usuura gashay in ay soo bareejeeyaan oo qeybtii hore ciyaarta ay kusoo idlaato 1-1.

Wixii Ciaayta la isku soo laabtabo laba koox ayaa waxa ay sameeyeen fursado abuuri karo goolal lkn ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 1-1 oo lagu kala tagay.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip