Gerrard ayaa yiri "haa waa run mar kale daawo ciyaarta difaacan man city kuma qaldaneen in uu dadaal sameyo lkn waxaa iska indha tiray garsooraha ciyaarta ".
Dhinaca kale Gerrard ayaa tilmaamay in man city xalay ay soo bandhiigtay ciyaar la jeclaysto hasa ahaate waxaa kooxda niyadjabiyay ayuu yiri gerrard rigooradda qaladka ah iyo kaarka casaanka.
Ugu dambeentii gerrard ayaa u rajeeyay kooxda englishka ka dhisan in ay ku soo badindoonto camp nou
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391573
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83679
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67526
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55082
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53451
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 49962
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 43876
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43213
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 37765
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 37761
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 982
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1243
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1144
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1049
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1107
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1136
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1016
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 1430
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1236
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1167
Gerrard oo ka hadlay rigooradi xalay ee Barcelona loo dhigay
Halyeeyga kooxda liverpool ahna kabtanka kooxda ayaa ka hadlay rigoorada xalay loo dhigay kooxda barcelona waxa uu yiri gerrard in ay ahayd mid lagu dag dagay garsoorahana uu go'aan gurba qaatay.