Herderson oo ku rajo weyn in uu noqdo kaptanka mustaqbalka dhaw ee liverpool

0
Thursday February 20, 2014 - 11:47:16 in Sports by
  • Visits: 1287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Herderson oo ku rajo weyn in uu noqdo kaptanka mustaqbalka dhaw ee liverpool

    Da'yarka kooxda liverpool iyo xulka england oo la hadlaayay tv-ga liverpool ayaa ku rajo weyn in sanadooyin ka dib uu noqdo halyeey sida gerrard oo kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Da'yarka kooxda liverpool iyo xulka england oo la hadlaayay tv-ga liverpool ayaa ku rajo weyn in sanadooyin ka dib uu noqdo halyeey sida gerrard oo kale. Henderson ayaa la waydiiyay waxa uu higsanaayo mustaqbalka dhaw wuxuuna ciyaaryahanka ku jawaabay "waxaa wax weyn ah in mustaqbalka wax loo rajeeyo hendrson hadii an ahay waxaan ku rajo weynaha in an noqdo gerrard oo kale micnaha in ah noqdo kaptanka kooxda liverpool.

Wuxuu intaa raaciyay in ay noqonayso rajadaas waqti dhaw. Herderson ayaa hada ka mid ah ciyaaryahaanada ugu muhiimsan kooxda liverpool haduu dagaal sameeyo wuxuu noqonkaraa kaptanka kooxda liverpool sidaa waxaa yiri suarez
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip