Macalinka kooxda liverpool oo rajo weyn ka qabo u soo bixitaanka koobka kooxaha yurub

0
Sunday February 23, 2014 - 10:20:25 in Sports by
  • Visits: 1512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalinka kooxda liverpool oo rajo weyn ka qabo u soo bixitaanka koobka kooxaha yurub

    Brender Rodgers oo wareysi siinaayay tv-ga kooxda liverpool ayaa tilmaamay rajadda uu ka qabo u soo bixitaanka champions leaugue waxaana wariyaha tvga uu weydiiyay rajada u soo bixitaanka koobkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Brender Rodgers oo wareysi siinaayay tv-ga kooxda liverpool ayaa tilmaamay rajadda uu ka qabo u soo bixitaanka champions leaugue waxaana wariyaha tvga uu weydiiyay rajada u soo bixitaanka koobkaas. Tababaraha ayaa ku jawaabay " haa waxaan u haysanaa kalsooni inaa niraahno hadalkaas waxaana sidaas natustay bandhigayna iyo guulahayna xita waad arkaysay isbuucii la soo dhaafay sida an iskaga celinay kooxda arsenal waloo an koobka ka harnay sida uu yiri macalinka kooxda liverpool.

Rodgers ayaa sheegay in uu ka baqanaayo in Man United ay qaado koobka kooxaha yurub sida uu tilmaamay in hada Man United aysan  qabin rajo ah in ay kaalinta afaraad ee kala horeynta horyaalka England.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip