Kooxda galatasary oo cashar u dhigtay Kooxda Basiktas, Sheegtayna in Chelsea ay mari doonto

0
Sunday February 23, 2014 - 10:32:29 in Sports by
  • Visits: 1390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda galatasary oo cashar u dhigtay Kooxda Basiktas, Sheegtayna in Chelsea ay mari doonto

    Kooxda galatasary ayaa waxa ay cashar lama ilaaabaana u dhigtay Kooxda Basikta ayadoona uga badisay kooxdaasi 1:0 waxa ayna tilmaamtay in Chelsea ay mari doonta cashirkas ayadoo oo ay ku kulmi doonaan horyaalka qaaradda yurub ee champions leaugue.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda galatasary ayaa waxa ay cashar lama ilaaabaana u dhigtay Kooxda Basikta ayadoona uga badisay kooxdaasi 1:0 waxa ayna tilmaamtay in Chelsea ay mari doonta cashirkas ayadoo oo ay ku kulmi doonaan horyaalka qaaradda yurub ee champions leaugue. Ciyaaryahankii hore ee kooxda chelsea didier drogba ayaa si cad u sheegay in kooxdiisa horeChelsea asagoo  indhaha isku haya uu gool ka dhalin doono.

Drogba ayaa yiri: " waa kooxdeedii  hore lkn hada waxaa gudanayaa  waajib kooxda hada an u dheelo in an gool udhaliyo sidii chelsea oo kale"
 
 Sidoo kale sneijder ayaa asna jaro weyn ka qaba u soo gudubka wareega 8deeda ee championka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip