Sawirro:-NISA oo gacanta ku soo dhigtay lacago been abuur ah & shaqsigii watay oo…

0
Monday October 22, 2018 - 08:59:52 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-NISA oo gacanta ku soo dhigtay lacago been abuur ah & shaqsigii watay oo…

    Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Shaqsi rabay in uu la dhoofo Lacago been abuur ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen Shaqsi rabay in uu la dhoofo Lacago been abuur ah.

Shaqsiga la qabtay ayaa waxaa la sheegay in la dhoofi rabay Lacagta ,isla markaana lagu qabtay Garoonka diyaaradaha Aadn Cadde ee Muqdisho.

War soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in 18 Bishan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho lagu qabtay Shaqsi Watay lacago been abuur ah oo isugu jirtay Dollar iyo Euro.

Sidoo kale qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda Nabadsugidda ee Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal socday lix Saacadood ah kadib Gacanta lagu soo shigay Shabakad ku howlnaeyd sameynta lacagtaas.

Hay’adda Nabadsugidda Mashaacin Magaca Shaqsiga lacagta been abuurka ah lagu qabtay iyo tirada Shabakada.

Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya kuwa Sirdoonka ayaa muddooyinkii u dambeeyay xoojiyay howlaha sugidda Amniga dalka,iyagoona ka hortegay falal amniga lid ku ah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip