Ciyaar Xiiso leh: "Heegan iyo Dekedaha Maxaa kala heysto galabta"

0
Monday February 24, 2014 - 09:37:14 in Sports by
  • Visits: 1866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaar Xiiso leh: "Heegan iyo Dekedaha Maxaa kala heysto galabta"

    Ciyaaraha kasoconayo dalkeena hooyo ee Soomaaliya ayaa galabta waxaa la filayaa in ay fooda is daraan labada kooxood ee kala ah Heegan iyo Dekada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaraha kasoconayo dalkeena hooyo ee Soomaaliya ayaa galabta waxaa la filayaa in ay fooda is daraan labada kooxood ee kala ah Heegan iyo Dekada Tartankaan oo loogu Magac daray (Nation Champion Ship) ayaa galabta saacadu marka ay tahay 3:30pm waxa uu ka dhici doonaa garoonka Banadir Stadium ee Magaaladda muqdisho.
Ciyaartu waa mid aad u xiisa badan taageerayaashunu iminka ayee gadanayaa warqadihii ay ku fiirsan lahaayeen cayaarta waxaana kooxda Heegan ka maqnaan doono Kabtankeeda Ciyaariyaahna lagu Magacaabo Qaasim Cali Mursan wallow Kooxda kale Dekedaha aysan jirin Ciyaartooy kamaqan.

Hadaba yaa badin doono Galabta Ciyaaraha u dhaxeeya Heegan iyo Dekedaha
ee Tartanka (Nation Champion SHip)

lasoco natiijada ciyaartaasi oo ku xernoow www.warsheekh.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip