Malasoo Qasbay mise waa Taageerayaal Al-Shabaab? (Sawiro)

0
Monday February 24, 2014 - 10:02:38 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1842
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Malasoo Qasbay mise waa Taageerayaal Al-Shabaab? (Sawiro)

    Banaanbax ee kasoo qeybgaleen dad tiro badan isla markaanaubadan dumar iyo caruur kuwaasi oo laga dheehanayo caro xoogan iyo ineyba diyaar uyihiin dagaal gacanta leesula tago ayaa waxa uu kadhacay Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Banaanbax ee kasoo qeybgaleen dad tiro badan isla markaanaubadan dumar iyo caruur kuwaasi oo laga dheehanayo caro xoogan iyo ineyba diyaar uyihiin dagaal gacanta leesula tago ayaa waxa uu kadhacay Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo ee ka arimiyaan ururka Alshabaab.


    Banaanbaxaani oo lagu macneeyay mid dareen kicin ah isla markaana looga soo horjeedo ciidamada Itoobiya oo lasheegay iney iyaga oo wataan Magaca AMISOM kusoo wajahan yihiin deegaano dhowr ah oo ka arimiyaan ururka Alshabaab iyadoo taana walaac iyo guluf colaadeed oo hor leh kubiirisay deegaanada wili kujira gacanta ururka Alshabaab.

Dadka jadbeesan ee ka muuqda Sawirada iyagoo hubeesan  oo xamaasadeesan ayaa waxa su'aal leeska weydiinayaa dadkaani si xur ah mee uyimideen banaanbaxa mise arin kale ayaa meesha kujirta ?


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip