Barcelona oo u dhaqaadi doonto dhanka iyo daafaca kooxda Villarreal

0
Tuesday February 25, 2014 - 09:23:08 in Sports by
  • Visits: 2485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barcelona oo u dhaqaadi doonto dhanka iyo daafaca kooxda Villarreal

    Barcelona aya lala xiriirinayaa in ay doon-dooneyso daafaca kooxda Villarreal nin lagu magacaabo Mateo Musacchio.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona aya lala xiriirinayaa in ay doon-dooneyso daafaca kooxda Villarreal nin lagu magacaabo Mateo Musacchio. Kooxda Barcelona oo lagu tilmaamo in ay tahay Kooxda aduunka islamarkaana caalamka uu insha ku hayo ayaa si aad ah ugu rajo weyn lasoo wareegitaanka daafaca kooxda Villarreal ee Mateo Musacchio.

Sikastaba laacibkan dhanka daafaca kaga ciyaaro kooxda Villarreal ayaana la xaqiijin karin in ay usuura gili karto in Kooxda Barcelona ay hesho saxiixa ciyaariyahaankan.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip