J.Mourinho oo ka carooday Vedio si qarsoodi ah looga duubay "Muxuu sheegaye?"

0
Tuesday February 25, 2014 - 12:52:21 in Sports by
  • Visits: 1616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    J.Mourinho oo ka carooday Vedio si qarsoodi ah looga duubay "Muxuu sheegaye?"

    Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ka careysan ama wajigabax kala kulmay ka dib markii si qarsoon looga duubay Vedeo isagoo dhaliilaya tayada weeraryahanada uu haatan ku heysto Chelsea.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ka careysan ama wajigabax kala kulmay ka dib markii si qarsoon looga duubay Vedeo isagoo dhaliilaya tayada weeraryahanada uu haatan ku heysto Chelsea.

 

Carada Mourinho ayaana la xiriirta ka dib markii uu hoos u dhigay saameynta weeraryahanadiisa Samuel Eto’o, Fernando Torres iyo Demba Ba iyadoo muuqaalkaas ay ka duubtay TV-ga Faransiiska ee Canal + isagoo ka qeybgalayay soo bandhigista saacad uu xayaysiiyo ee shirkada Hublot isbuucii hore.

Wargeyska Daily Mirror ayaa sheegaya in Mourinho uu aaminsanaa inuu si qarsoodi ah u la sheekeysanayay madaxda shirkada saacada soo saartay ee reer Switzerland isagoo kala hadlayay awooda weeraryahanadiisa, laakiin waxaa qarow ku noqotay markii uu shalayto ka warhelay in muuqaal laga duubay lana baahiyay.

Hadaba Macalin J.Mourinho ayaa xaaladu aad uga xuntaahy kuna ceeboobay wiilashiisa had iyo jeer u taagnaa in ay kooxda guul u keenaaa xilli asagoona ogeyn laga duubay Vedro qarsoon.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip