Mexico oo gacata ku heyso tahriibayaal Soomaali ah

0
Tuesday March 04, 2014 - 15:16:11 in Wararka by
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mexico oo gacata ku heyso tahriibayaal Soomaali ah

    dowladda Mexicoayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 6 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo ku siijeeday dalka Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dowladda Mexicoayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 6 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo ku siijeeday dalka Maraykanka. Muhaajiriinta Soomaalida ah ayaa sheegay in kooxihii tahriibinayay ay kaga dhuunteen dalka Mexicogudahiisa.

Soomaalida magangalyo doonka ah ayaa intaasi ku daray in mudo 8 maalmood ah ay lugaynayeen xadka wadanka Maksiko kadib markii ay isaga tageen kooxihii tahriibinayay sida laga soo xigtay Masuuliyiin ka tirsan dowlada Mexicooo Warbaahinta la hadlay.

Masuul ka tirsan dowlada Maksiko oo lagu Magacaabo Nicholas Grassio, ayaa sheegay in Muhajiriinta Soomaalid ah ee ay gacanta ku dhigeen la siiyay cunto iyo daawo maadama ay ka muuqatay xaalado aad u adeg oo soo wajahday intii ay socdaalka ku soo jireen.

Sikastaba Waaxda Arimaha gudaha iyo Amaanka dowlada Maraykanka ayaa walaac ka muujisay in hadii la sii daayo 6da qof ee Soomaaliga ah ay hadana markale ay naftooda Qatar ku galinkaraan sidii ay ugali lahayeen dalka Maraykanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip