
0
club’s official website ayaa maanat xaqiijisay in wiilka kooxda Totenham Walker uu sidoo kale uu
ka maqnaan doono kooxdiisa Totenham ilaa iyo afar Kulan kadib dhaawaca soo
gaaray oo aad u daran xidigaan daafaca Midig ka ciyaara
Dhanka kale Glen Johnson oo LIverpool ka tirsan iyo Chris Smalling oo Manchester United ka tirsan ayaa lagau soo
dary xulka kuwasoo dabuuli doono booska daafaca Midig ee kooxda Totenham Kyle
Walker
Xulka dalka Three Lion ayaa habeen dambe la ciyaari doono xulka dalka Denmarka kulan saaxibtinimo
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392168
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84095
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55487
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53999
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44252
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38652
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38187
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1692
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2029
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1800
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1876
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1782
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1847
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2294
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2238
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1990
Xidiga xulka wadanka England Walker Oo Laga Saaray Xulkaasi "Sababta"
Daafaca Midig ee kooxda Totenham Kyle Walker ayaa laga saaray xidigaha xulka dalka England oo waji doono kulan saaxibtinimo xulka dalka Denmark kadib dhaawac soo gaaray xidigaan