Tata Martino:"Qaladaad Badan Oo Aan Samaynay Ayaa Noo Keenay Guul Darada

0
Sunday March 09, 2014 - 09:06:04 in Sports by
  • Visits: 1827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tata Martino:"Qaladaad Badan Oo Aan Samaynay Ayaa Noo Keenay Guul Darada

    Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino oo ka hadlay guuldaradii caawa kasoo gaartay kooxda Real Valladolid ayaa sheegay in ciyaartoydiisa ay sameeyeen qaladaad badan kuwaas oo keenay inay guul daraystaan sidoo kale wuxuu ku eedeyay ciyaartoydiisa i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino oo ka hadlay guuldaradii caawa kasoo gaartay kooxda Real Valladolid ayaa sheegay in ciyaartoydiisa ay sameeyeen qaladaad badan kuwaas oo keenay inay guul daraystaan sidoo kale wuxuu ku eedeyay ciyaartoydiisa inaysan fulin hadaladii uu u sheegay

Kooxda waxay awoodi waysay inay u ciyaarto qaab ciyaareed kii lagu yaqaanay, waxaan samaynay fursado badan, sidoo kale waxaa jiray dhib ciyaartoyda ka haystay inay kubada horay ula dhaqaaqaan, waqti yar oo kooban gudihiisna waxaa dhacay wixii aad wada arkayseen” Tata ayaa sidaas u sheegay saxaafada ciyaarta kadib.

Martino oo hadalka sii wata ayaa yiri "Wax dhibic ah kama helin ciyaartii caawa, mana ka faa,idaysan inaan goolal dhalino waqtiyadii aan maamulaynay ciyaarta”.

"Dhaq dhaqaaqa Messi bilowga qaybtii danbe aad ayuu u yaraa, waxaa jiray qaladaad badan oo ay sameeyeen ciyaartoyda, waxay aheed inaan cadaadis xoogan saarno Valladolid, waxaa dhacay taas badalkeeda oo Valladolid ayaa cadaadis nasaaraysay waxayna intabadan nagu abuurayeen fursado badan

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip