Mahdi Guuleed oo si toos ah uga hadlay qilaafka Farmaajo iyo Rooble.

0
Monday December 27, 2021 - 11:14:54 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 679
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahdi Guuleed oo si toos ah uga hadlay qilaafka Farmaajo iyo Rooble.

    Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa marki ugu horeysay si furan uga hadlay qilaafka xoogan ee iminka udhaxeeyo Mudane Farmaajo iyo Rooble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa marki ugu horeysay si furan uga hadlay qilaafka xoogan ee iminka udhaxeeyo Mudane Farmaajo iyo Rooble.
Mudane Guuleed ayaa Farmaajo iyo Rooble ugu baaqay iney xaalada wax ka badalaan isla markaana ee dib ugu soo laabtay siyaasad xasilan oo dan u ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Waxaa uu isku tilmaamay in uu yahay tabliiq Nabadeed, isagoo sheegay in labada mas’uul looga baahan yahay in dalka ay u turaan, oo ay heshiiyaan.

"Waxa aan ahay "Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khaddar.

Guuleed oo dadka siyaasada udhuun duleela ee kutilmaamaan inuu yahay Jookar siyaasadeed xadaari ah ayaa dhanka kale waxa la rumeesan yahay inuu yahay garabka madaxweynaha halka uu tan iyo marki uu hore ugu dhawaaqay in Farmaajo kushuban doono doorashada laga dareemayo isbadal xoogan oo aad isaga ilaalinayo hadalo shaki gali karo dhax dhaxaadnimadiisa.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip