
0
Meelaha ugu badan ee ciidamada al-shabaab ka uruurinayaan mobeladaas waxa ka mid ah degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose halkaas oo la aaminsan yahay inay tahay barta ugu weyn ee al-shabaabku ku awood badan yihiin dhowr marna lagu duqeeyey.
Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada fulinaya amarkaan ayaa dadka ku baqdin galinaya cidkasta oo lagu soo qabto hadii aysan Keenin in Lagu garaaci doono goob fagaara ah islamarkaana bulsho badan la isugu keenayo.
Sikastaba hogaamiyayaasha al-shabaab ayaa horay uga mamnuucay goobaha ay kataliyaan mobelo ay kamid yihiin GALAXY iyo SMART, Oo ay ku sheegeen in ayaga lagu basaasayo
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391937
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83932
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67767
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55325
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53808
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50200
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44135
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43461
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38298
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38024
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1469
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1894
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1750
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1572
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1617
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1546
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1564
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2002
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1901
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1727
Baraawe oo laga mamnuucay Mobe-lada kamirada leh 'Waa maxay sababta' ?
Wararka laga helayo Degmada baraawe ayaa sheegaya in guud ahaan Degmadaasi laga Mamnuucay isticmaalka Mobile-da Kaamirada leh iyadoona Saakay Ciidamada Al Shabaab ay bilaabeen sida wararka aan ku helayno fulin amarkaasi uga soo baxay hogaankooda.