Soo dhaweynta Meydka Maxamed Suleebaan Tubeec oo Muqdisho laga dareemayo

0
Sunday March 16, 2014 - 09:06:10 in Wararka by
  • Visits: 1513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo dhaweynta Meydka Maxamed Suleebaan Tubeec oo Muqdisho laga dareemayo

    Maanta ayaa waxaa la filayaa in garoonka Magaaladda Muqdisho laga soo dajiyo Meydka Allaha U Naxariistee Maxamed Suleeban Tubeec oo lagu naaniiso "Boqorka Cod" islamarkaana malmo kahor ku geeriyooday Isbitaalka Kuyaalo dalka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta ayaa waxaa la filayaa in garoonka Magaaladda Muqdisho laga soo dajiyo Meydka Allaha U Naxariistee Maxamed Suleeban Tubeec oo lagu naaniiso "Boqorka Cod" islamarkaana malmo kahor ku geeriyooday Isbitaalka Kuyaalo dalka Jarmalka. Guud ahaan Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada iyo Soo dhaweynta Meydka Allaha u Naxariitee Maxamed Saleebaan Tubeec ayadoona garoonka Aadan Cade International Airport ee Magaaladda Muqdisho ay ku sugan yihiin: Fanaaniin, Xubno sar sare oo ka tirsan Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Sikastaba Meydka fanaanka ayaa lagu wadaa in salaada janaasada lagula tukado masjidka Isbaheysiga Islaamka kadibna lagu aaso qubuuraha Sheekh Cali Suufi ee magaalada Muqdisho.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip