Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Soomaalida Gobalka Bayern gaar ahaan Magaalada Munich ee dalka Jarmalka & Xuska 1-da Luulyo

0
Wednesday April 16, 2014 - 18:40:23 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Soomaalida Gobalka Bayern gaar ahaan Magaalada Munich ee dalka Jarmalka & Xuska 1-da Luulyo

    Qabanqaabo xooggan oo loogu dabaaldagayo maalinta xurnmada iyo midnimada Soomaaliya ee 1da July ayaa waxa ay kadhici doontaa Gobalka Bayern gaar ahaan Magaalada Munich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabanqaabo xooggan oo loogu dabaaldagayo maalinta xurnmada iyo midnimada Soomaaliya ee 1da July ayaa waxa ay kadhici doontaa Gobalka Bayern gaar ahaan Magaalada Munich

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee gobolka Bayern mudane Cabdullaahi Murgax ayaa Shabakada Warsheekh u sheegay in ay Jaaliyada qabanqaabineyso xaflad weyn oo lagu qaban doono magaalada Munich

Sidoo kale Gudoomiyaha waxa uu sheegay in ay dabaaldagga maalinta xurnmada iyo midnimada Soomaaliya ee 1da July ee ka qeyb qaadan doonaan fanaaniin iyo marti sharaf kale oo aad ufara badan.

Cabdulaahi Murgax: "Waxaanu Jaaliyadaha Walaalaheen ee kunool dalka Jarmalka iyo Naxaaxigiisa u sheegeynaa in Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ay ka dhici doonto magaalada Munich, marka taariikhda tahay 1-da July-2014 ee kasoo qeybgal wacan, waxaa inagala soo qayb geli doonaa Mas’uuliyiin Qaran oo kusugan wadanka”, ayuu yiri Gudoomiyaha

Gudoomiyaha ayaa markale yiri: "Waxaanu mar labaad gudi ahaan idinku war gelinaynaa in aad si qurux badan ugu soo diyaargarowdaan munaasibadan 1-da July soona diyaarsataan calanki quruxda badnaa ee Soomaaliya”.

Kala Soo Xiriir Xubnaha Jaaliyada iyo Qaban Qaabiyayaasha 1-da July

1 Ali 017684500903

2 Asad Xoosh 015217117161

3 Moha Abdullahi 01782104274

Kasoo Qeybgalkaaga Waa Noo Muhiim

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip