Xulka Qaranka Soomaaliya oo cayaaro caalami ah ka qaybgalaya

0
Friday April 18, 2014 - 14:53:27 in Sports by Web Admin
  • Visits: 2224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka Soomaaliya oo cayaaro caalami ah ka qaybgalaya

    Waxaa dhawaan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka ambabaxaan xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa dhawaan lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka ambabaxaan xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya.


Kooxda ayaa cayaar kula soo cayaari doonta dalka Sudan.

Macallin Cawil oo kamid ah tababbarayaasha kooxda qaranka Soomaaliya ayaa sheegay xulka qaranka 24ka bishan uu ka ambabixi doono magaalada Muqdisho si ay u soo cayaaraan hal cayaar oo ay lee yihiin kooxda Sudan.

Wuxuu sheegay in xulka maalmahan ay tababbar culus ku qaadeen garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho.

Macallin Cawil ayaa carabka ku adkeeyay in xulka oo hadda heesta tababbarayaal u dhashay dalka Uganda in laga soo reebi doono ilaa 23-cayaartoy kuwaasoo la cayaari doona xulka Sudan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip