Siyaaradi Sheekh Cali Canbar oo lagu Qabtay Nairobi (Sawiro)

0
Saturday May 03, 2014 - 12:02:22 in Siyaaro by Web Admin
  • Visits: 2278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradi Sheekh Cali Canbar oo lagu Qabtay Nairobi (Sawiro)

    Mowlaca Sheekh Cali Canbar, Xaafada Burhaan State ee magaalada Nairobi dalka kenya ayaa lagu soo qatimay siyaarada caalimki weynaa ee ku caan baxay maxabada Rasuulka (CSW), Sheekh Cali Canbar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mowlaca Sheekh Cali Canbar, Xaafada Burhaan State ee magaalada Nairobi dalka kenya ayaa lagu soo qatimay siyaarada caalimki weynaa ee ku caan baxay maxabada Rasuulka (CSW), Sheekh Cali Canbar.


Siyaarada Sheekha oo ee kasoo qeybgaleen Culumaa’udiin ayaa waxa isku soo daba riday Jameecada Sheekh Cali Canbar ee magaalada Nairobi oo hogaaminayo Shariif Cali Shariif Xadaad.

Siyaarada Sheekha ayaa sida caadada u ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac waxa la aqriyay Qadmooyinka Qur’aanka, Salawaat iyadoo sidoo kale la aqriyay Qasaa’idka Sheekh Cali Canbar iyo Mashaa’iqdiisa.

Siyaarada ayaa kusoo gaba gabowday si qurux badan iyadoo halkaa loogu duceeyay dhamaan umada Muslimiinta Gaar ahaan Soomaalida kunool dalka Kenya oo ciriiri xaga amaanka ah lasoo deristay.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip