Maxaa ka jira in Gaas loo diiday la kulanka John Kerry?

0
Sunday May 04, 2014 - 17:50:53 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka jira in Gaas loo diiday la kulanka John Kerry?

    Wafdi uu hogaaminayo M/weynaha maamul Goboleedka Puntland ee Hoos taga DF, ayaa Jimcihii lasoo dhaafay Addis-Ababa kula kulmay Saraakiil ka tirsan wasaarada Arimaha dibada Mareeykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hogaaminayo M/weynaha maamul Goboleedka Puntland ee Hoos taga DF, ayaa Jimcihii lasoo dhaafay Addis-Ababa kula kulmay Saraakiil ka tirsan wasaarada Arimaha dibada Mareeykanka.


Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo, ayaa noo xaqiijiyay, in Gaas uu Saraakiisha Mareeykanka ka dalbaday, inuu la kulmo Xoghayaha Arimaha dibada Mareeykanka Mr John Kerry, laakiin loo diiday.

Saraakiisha Mareeykanka, ayaa la sheegay in Gaas ay u sheegeen, in Kerry uu la kulmi doono oo kaliya Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh.

C/wali Gaas, ayaa ugu danbeynti waxaa la kulmay Saraakiil Hoosaadyada wasaarada Arimaha dibada Mareeykanka, kuwaasoo uu warqad aan la garan waxa ku qoran ugu dhiibay John Kerry.

Midnimo
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip