Nasri oo si yaab leh uga hadlay Guuldaradi Liverpool

0
Tuesday May 06, 2014 - 10:24:41 in Sports by Web Admin
  • Visits: 5206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nasri oo si yaab leh uga hadlay Guuldaradi Liverpool

    Laacibka kooxda Man City Samir Nasri ayaa is celin waayay kadib bar barihii ay Crystal Palace ku qabatay kooxdii kula tar tamaysay horyaalka ingiriiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka kooxda Man City Samir Nasri ayaa is celin waayay kadib bar barihii ay Crystal Palace ku qabatay kooxdii kula tar tamaysay horyaalka ingiriiska.

Nasri ayaa sheegay inuu aad u jecelyahay kooxda Crystal Palace maadama ay fursad fiican siisay kooxdiisa isagoo sheegay in lajoogo waqtigii ay qabsan lahaayeen shaqadooda taas oo ah inay ku guulaystaan Horyaalka kulamada soo socda.


 
"Ciyaar aad u fiican, Horyaal waali ah, aad ayaan u jelahay Crystal Palace.. hada waxaa lajoogaa waqtigii aan qabsan lahayn shaqadeena” ayuu ku soo qoray Nasri Boggiisa Twitter-ka ciyaarta kadib.

Man City ayaa u baahan kaliya 4 dhibic si ay ugu guulaysato horyaalka ingiriiska xili ciyaareed kan maadama a u harsan tahay 2 kulan halka Liverpool ay sugi doonto kaliya in la qabto Man City.
Laacib,net
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip