Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden. (Sawiro)

0
Monday June 09, 2014 - 09:16:47 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden. (Sawiro)

    Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden 07/06- 2014 ka dhacday Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden 07/06- 2014 ka dhacday Siyaaradii Sheekh Cali Samatar iyo Mashaa.ikhdiisa iyo Talaamiidiisa Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee Magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.


Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar kagu qabto Magaalada Stockhol ayaa waxay ka dhacday
Xaafadda Tensta.

Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad

By sunnaweb.com

stockholm Office

E-mail sunnaweb@hotmail.com









































Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip