Ciyaarihii ugu xiisaha badnaa ee horyaalka Champions League oo la ciyaarayo caawa iyo habeen dambe

0
Tuesday September 30, 2014 - 15:13:18 in Wararka by
  • Visits: 2770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaarihii ugu xiisaha badnaa ee horyaalka Champions League oo la ciyaarayo caawa iyo habeen dambe

    Waxaa caawa vs habeen danbe la Ciayarayaa Hadii Ale idmo Lugta 2 ee Champions Liguae 2014-2015 waxana kulmada dhici doona ka dhe xmuuqda kuwa adag oo si gaara loo sugayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa caawa vs habeen danbe la Ciayarayaa Hadii Ale idmo Lugta 2 ee Champions Liguae 2014-2015 waxana kulmada dhici doona ka dhe xmuuqda kuwa adag oo si gaara loo sugayo.
Waxaa caawa vs habeen danbe la Ciayarayaa Hadii Ale idmo Lugta 2 ee Champions Liguae 2014-2015 waxana kulmada dhici doona ka dhe xmuuqda kuwa adag oo si gaara loo sugayo.

Kulamada Caawa iyo Habeen danbe ugu door roon Champions Liguae 2014-2015 Lugtiisa 2 ee Wareega Hore waxaa ka mida.

Caawa.


Guruub E.


Man City vs Roma


Guruub F.

PSG vs Barcelona

Guruub G.

Sporting Lisbon vs Chelsea


Guruub H.


Shakhtar Donetsk vs Porto


Habeen Danbe

Guruub A

Atletico Madrid vs Juventus

Guruub D.

Arsenal vs Glatasaray

Guruubka G oo min 1 dhibcood ayaa hada heystaan kooxaha Sporting Lisbon. Chelsea, Shalke04, Mirabor ayna dhacayaan Caawa Kulmadiisa waxaa soo Markaasi la ogaan doonaa Kooxaha Hogaanka u qaban doona.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2013@gmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip