Leonel Messi, Neymar iyo Angel Di Maria oo ka degay Beijing + Sawirro

0
Wednesday October 08, 2014 - 21:31:29 in Wararka by
  • Visits: 2360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Leonel Messi, Neymar iyo Angel Di Maria oo ka degay Beijing + Sawirro

    Qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu laacibsan kooxaha caalamka ayaa ka degay magaalada Beijing ee dalka China, waxaana wafdigaas oo uu hoggaaminayo laacibka reer Argentin Leonel Messi si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah ciyaaryahanada ugu laacibsan kooxaha caalamka ayaa ka degay magaalada Beijing ee dalka China, waxaana wafdigaas oo uu hoggaaminayo laacibka reer Argentin Leonel Messi si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaaladaasi.
 Socdaalka xiddigaha Isboorti ayaa la sheegayaa inuu la xariiro ciyaar ka dhaceysa garoonka ugu weyn magaalada Beijing.

Labada ciyaaryahan ee sida aadka ah isugu dhow Messi iyo Neymar ayaa u kala safanaya kooxaha Brazil iyo Argentin.

Dhinaca kale wafdiga ciyaartoyda heerka caalami ah ayaa si weyn loo adkeeyay ammaankooda, iyadoo dadweyne fara badan ay soo dhoweeyeen, kuwaasi oo ku faraxsanaa imaatinka ciyaartoyda ugu caansan dalalka caalamka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip