HAMBALYO: Aroos farxad leh

0
Wednesday October 22, 2014 - 08:15:51 in Wararka by
  • Visits: 4727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO: Aroos farxad leh

    Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Websityada, Wargeysyada iyo TV-yada, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Nasrudiin Caydiid Salaad, Xuseen Cabdi Calasow, Maxamuud Axmed xasan (Xuurshe), C/raxmaan Sh. C/raxmaan, Ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Websityada, Wargeysyada iyo TV-yada, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), Nasrudiin Caydiid Salaad, Xuseen Cabdi Calasow, Maxamuud Axmed xasan (Xuurshe), C/raxmaan Sh. C/raxmaan, Cali Muuse Cabdi, C/raxmaan Alif, Muuse Maxamed Cusmaan, Shaafici Abokar Islow,
C/llaahi Xasan Axmed (Sheekhaalow), C/raxmaan Xudeyfi iyo dhammaan suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxay hambalyo u dirayaan arooska Weriye C/Fataax Maxamed Salaad (Diyeeshe) iyo Nadiifo Xuseen Xaaji oo ku aqal galay magaalada Muqdisho.
Waxayna Alle uga baryayaan wiil iyo caano gabar iyo caano, noqdka arooskii lagu waaree ubad dhala Allahayow idinka yeel. AAMIIN...AAMIIN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip