Kooxda Chelsea oo iibsatay laacib Soomaaliyeed

0
Saturday November 01, 2014 - 21:20:16 in Wararka by
  • Visits: 3225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Chelsea oo iibsatay laacib Soomaaliyeed

    Wiilkan oo 17 jir ah ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo saxeexaya heshiiska, waloow uusan faahfaahinin tibxaha heshiiska iyo mudada uu taxnaan doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkan oo 17 jir ah ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo saxeexaya heshiiska, waloow uusan faahfaahinin tibxaha heshiiska iyo mudada uu taxnaan doono.
Laacib da' yar oo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mukhtaar Cali ayaa qandaraaskiisii 1-aad isagoo xirfadle kubadeed ah qalinka kula aasay kooxda Chelsea FC ee dalka Ingiriiska.

Laacibka ayaa hadal kooban ku yiri: "Aad baan ugu riyaaqsanahay inaan qandaraas xirfadlenimo la galo kooxda Chelsea FC, waa xaalad aanu ku faani karno aniga iyo qoyskaygaba".

Dadkii Twitter-ka kasoo jawaabay ayuu midkood yiri: "Waxaan is waydiinayaa sida ay ugu tababartaan dalka ay dagaalladu rifeen ee Somalia".
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip