Siyaaradi Sheekh Maxamed Faqay Yuusuf oo lagu qabtay London (Sawiro)

0
Tuesday November 04, 2014 - 18:29:58 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradi Sheekh Maxamed Faqay Yuusuf oo lagu qabtay London (Sawiro)

    Waxaa malintii Axada 9 Muxaram 1436 magaalada LONDON carriga Ingariiska lagu qabtay Ziyaaraddi Caalimkii weynaa Sheekh Maxamed Faqay Yusuf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa malintii Axada 9 Muxaram 1436 magaalada LONDON carriga Ingariiska lagu qabtay Ziyaaraddi Caalimkii weynaa Sheekh Maxamed Faqay Yusuf. Siyaaradaani oo sanad waliba xiligaan oo kale ka kala dhacdo meelo kala gedisan ayaa waxa uu xuskaani ka dhacay magaalada London iyadoo ee kasoo qeybo katirsan Jaaliyada Soomaaliyeed oo ee horkacayaan culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac

Sheekh Maxamed Faqay Yuusuf oo kamid ahaa culuma'udiinka ugu caansan dalkeena Soomaaliya isla markaana dowr muhiim ah ka qaatay fidinta diinta Islaamka ayaa waxa Qasiidooyin kudajiyay qaar kamid ah culuma'udiinki ka diin qaaday .

Daawo Sawiro By Mobile


Wuxuu yiri Sheriif Mudhir oo loo yaqaano Sheriif Molana:
سلام الله على شيخي محمدنا ولي الله
إمام الأصفيا العلما بنشر علوم دين الله
بدرسه كم فحول قد تخرج منه أهل الله

Sheekeena Abil Kumal Sheekh Cabduraxman Ow Cumar Al Cillyi wuxuu yiri:
الهي ارحم على شيخي محمد هوابن فقيه يوسف من تمجد
أبو روحي وفخري في حياتي به بعد الممات أروم مقصد
بجاهه في الشدائد لي ملاذ وبالكرما سواه وكل أمجد
تلألأ منه نور العلم حقا فكم درس العلوم بكلّ مشهد
ثوابه بعد موته ليس يفنى كما ورد الحديث لخير مسند
جماهير المشائخ في الأراضي تلاميذ لمرشدنا محمد
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip