Siyaaradi Sheekh C/raxman Sheekh Cumar oo Lagu qabtay Sweden (Sawiro)

0
Sunday November 23, 2014 - 23:26:06 in Wararka by
  • Visits: 3768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradi Sheekh C/raxman Sheekh Cumar oo Lagu qabtay Sweden (Sawiro)

    Waxa magaalada Gothernbug ee dalka Sweden lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi caalimiinta Soomaaliyeed ee Sheekh C-raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa magaalada Gothernbug ee dalka Sweden lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi caalimiinta Soomaaliyeed ee Sheekh C-raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman Siyaarada Mashaa,iqda oo sanad walba xiligaan oo kale lagu qabto dalka Sweden iyo guud ahaan caalamka ayaa waxa kasoo qeybgalay cuumaa,udiin iyo qaar kamid ah jaaliyada Soomaalida ee kunool wadamada Sweden iyo Norway.


Dhanka Culimadi Kasoo Qeybgashay.


Sheekh Cabdiraxman Sheekh Muxyadiin,
Sheekh Cabdiraxman Mire,
 Sheekh Cabdulaahi Suuley,
 Sheekh Maxamuud Macalin Xasan,
Sheekh Cabdiraxman Xaaji Xuseen,
Sheekh Muqtaar Sheekh Muxyadiin,
Shariif Sheekhuna Maye.
Dr Axmed Warsheekh

Dhanka Qadumada.

Shiine Macalin Daa.uud
Sayid Cali Macalin Seerjito
Musdaf Xaaji Madoobe
C-raxman Sheekh Axmed Yare
Axmed Xaaji Madoobe
C-raxman Macalin Daa.uud
Yuusuf Xaaji Xuseen.
Axmed Cabdullaahi Boote
Maxamed Cabdullaahi Boote
Maxamed Daa,uud Kuwaatare
Maxamed Maxamuud daacad
Daa,uud Cabdullaahi Muxumed
Cabdiraxman Sayid Cali
Maxamed Deeq Maxamud
Musdaf Tabeyle.
Axmed Maxamud (Indha Buur)

Faadumo Sheekh Axmed Yare
Xaliimo Muxumed Nuur
Binti Maxamud Wehliye
Saciido Wehliye
Fadumo Macalin Hadaafow
Faadumo Sheekh Muxyadiin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip