Isku aadka Koobka Qaramada Afrika oo la soo saaray‏

0
Thursday December 04, 2014 - 12:24:19 in Wararka by
  • Visits: 1758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku aadka Koobka Qaramada Afrika oo la soo saaray‏

    Groupka C ayaa noqday grupka dhimashada waxaana isku beegmay dalalka Ghana, Algeria, South Africa iyo Senegal, waana qaar ka mid ah dalalka ugu quwada weyn Afrikca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Groupka C ayaa noqday grupka dhimashada waxaana isku beegmay dalalka Ghana, Algeria, South Africa iyo Senegal, waana qaar ka mid ah dalalka ugu quwada weyn Afrikca.
Isku aadka Koobka Qaramada Afrika ee sanadka soo socda 2015 ayaa lagu sameeyay Equatorial Guinea oo isku xilsaaray inuu martigaliyo tartankaan madama ay iska diiday Morocco oo horay tartankaan iney martigaliso looga fadhiyay inkastoo ay diideen cabsi ay ka qabaan cudurka aafeeyay dalalka Galbeedka Afrika ee EBOLA.

Si Kastaba dalka martigalinaya tartanka ee Equatorial Guinea ayaa galay groupk iska jilicsan waxaana groupka A, ku wehliyay, Burkina Faso, Gabon iyo Congo.

Sidoo kale xulka Ivory Coast ayaa wajahi doona Cameroon, Mali iyo Guinea waana groupka kale oo aan dab yar shideynin.

Group A

Equatorial Guinea, Congo, Gabon, Burkina Faso

Group B:

Zambia, DR Congo, Cape Verde, Tunisia

Group C:

Ghana, Senegal, South Africa, Algeria

Group D:

Ivory Coast, Guinea, Cameroon, Mali

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip