Immisa ruux ayay Al-Shabab ku dileen Soomaaliya iyo Kenya sanadkaan!!?

0
Thursday December 11, 2014 - 10:59:19 in Wararka by
  • Visits: 1264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Immisa ruux ayay Al-Shabab ku dileen Soomaaliya iyo Kenya sanadkaan!!?

    Wadamada kala ah Afghanistan,Nigeria,Iraq iyo Somalia ayaa afka hore kagalay dalalka weerarada ugu badan ay kageysteen kooxaha argagixisada caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadamada kala ah Afghanistan,Nigeria,Iraq iyo Somalia ayaa afka hore kagalay dalalka weerarada ugu badan ay kageysteen kooxaha argagixisada caalamka.
Warbixin si wada jir ah ay usoo saareen BBC- yo machadka king collage of London waxa ay kusoo bandhigeen tirada weeraradda Caalamka kadhacay ee ay kooxaha argagixisada qaadeen iyo khasaaraha kadhashay.

Warbixinta ayaa muujineesa in dadka weerarada argagixiso kugeeriyooday ay gaarayaan ilaa 5,042 ruux oo kudhintay ilaa 664 weerar oo ka kala dhacay ilaa 14 wadan ,taa oo kadhigeesa in maalintii 168 ruux ay udhimanayeen weerarada kooxaha argagixisada ama saacadii 7 qof.

Kooxda Al-shabab ee Somalia ayaa lasheegay in masuul ay katahay dhimasahada dad gaaraya 266 ruux kuwaa oo kudhintay ilaa 41 weerar oo kadhacay Kenya iyo Somalia.

Warbixinta ayaa muujineesa in 31% dadkasi 5,000 lagu dilay toogasho,19% qaraxyo iyo 10% oo ah weeraro gaadmo ah.

Dhanka kale kooxda Taliban ee Afghanistan ayaa masuul ka ah dilalka dad gaaraya 720 ruux kadib qaadida 151 weerar.

Kooxda Al-shabab ee Somalia ayaa iyadu sheegatay masuuliyada weeraro kadhacay wadanka gudihiisa iyo Kenya.

Kudhawaad 30 ruur ayey shabaabku kudileen weerar ay kuqaadeen duleedka magaalada Mandera goob kaawada laga qodo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip