Kabtan Mats Hummels Oo Dhaleceyn Ujeediyay Ciyaartoyda Kooxdiisa & Man utd oo 50 Milyan Ujoogta..

0
Monday December 22, 2014 - 14:56:29 in Wararka by
  • Visits: 1797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtan Mats Hummels Oo Dhaleceyn Ujeediyay Ciyaartoyda Kooxdiisa & Man utd oo 50 Milyan Ujoogta..

    Mats Hummels oo ah hogaamiyaha ama kabtanka kooxda Borussia Dortmund ayaa dhaleecayn u soo jeediyay ciyaartoyda kooxdiisa kadib guul daradii ka soo gaartay sabtigii kooxda Werder Bremen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mats Hummels oo ah hogaamiyaha ama kabtanka kooxda Borussia Dortmund ayaa dhaleecayn u soo jeediyay ciyaartoyda kooxdiisa kadib guul daradii ka soo gaartay sabtigii kooxda Werder Bremen.
Wargeysyada kala ah Express iyo Mirror ayaa si isku mid ah u qoray in Mats Hummels uu weerar ku qaaday laacibiinta kooxdiisa kadib markii ay 2-1 ku garaacday kooxda Werder Bremen.

Sidoo kale wargaysyadaan ayaa sheegaya suurto galnimada uu 26 jirkaan uga tagi karo kooxda Borussia Dortmund marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee janaayo ama kandanbe ee xaggaaga.

Kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa si wayn loola xiriirinayaa Mats Hummels lakiin macalin Louis Van Gaal ayaa doonaya inuu ku dalbado laacib kaan 50 milyan oo Ginni.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip