Abwaanada Soomaaliyed Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Maxamd Axmed Kuluc.

0
Sunday January 18, 2015 - 13:13:28 in Wararka by
  • Visits: 2132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaanada Soomaaliyed Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Maxamd Axmed Kuluc.

    Waxaa Shalay Isbitaal ku yaala Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaliland ku Geeriyooday Alle ha u naxariistee Fanaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa waxaa Ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Shalay Isbitaal ku yaala Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaliland ku Geeriyooday Alle ha u naxariistee Fanaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa waxaa Ka Tacsiyeeyay Geerida ku timid Golaha Abwaanada Soomaaliyeed.

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed C/qaa dir Maxamed Maxamuud Abaabul oo lahad lay Warbaahinta ayaa sheegay in Golaha Abwaanada ay Tacsi u dirayaan Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelkiisa iyo Bahda Fanka Soomaaliyeed.

Abwaan Abaabul ayaa sheegay in Kuluc uu ahaa Fanaan qiimo weyn kulahaa Ummadda Soomaaliyeed waxaana uu Alle uga baryay in uu Geeyo Jano Fardowso.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip