Maxadweynaha Turkiga Oo Baaqday, Sababta.

0
Friday January 23, 2015 - 08:30:09 in Wararka by Axmed Abukar
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maxadweynaha Turkiga Oo Baaqday, Sababta.

    Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dib u dhaca ku timid Booqashadii uu maanta ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in dib u dhaca ku timid Booqashadii uu maanta ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Xaqiijisay in Recep Tayyip Erdoğan uu ka baaqday Safarkii Muqdisho,waxaana Sababta lagu sheegay Dhimashada Boqorka Sacuudiga Boqor Cabdalla oo Xalay Geeriyooday,iyadoona la sheegay in uu aaday Dalka Sacuudiga.
 
Madaxtooyada ayaa sidoo kale sheegtay in ay suurto gal tahay in madaxda dalka qaarkood ka qeyb galaan tacsida Boqor Cabdalla Bin Cabdi Caziiz.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip