Maxkamadda Darajada Koobaad oo Maanta Xukunno Fulisay

0
Monday March 02, 2015 - 18:16:30 in Wararka by
  • Visits: 1282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Darajada Koobaad oo Maanta Xukunno Fulisay

    Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dilal iyo Dhac lagu soo Eedeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliya ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dilal iyo Dhac lagu soo Eedeeyay.

Maxkamada Ayaa manta u fadhiistay qaadista dacwada loo heeystay Labo Askari oo horay u dilay Dad Shacab ah waxaa ay ku Xukuntay Dil Toogasho ah,halka Hal Askari oo ay ku xukun tahay 15 Sano oo Xabsi Ciidan ah.

Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Dhexe Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunada ay Maxkamadu riday maanta.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip