Akhri:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

0
Saturday November 24, 2018 - 09:15:40 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana laga doonayo in ay kasoo qeyb galaan si ay uga doodaan ajendayaal dhowr ah oo horyaalla.

Ajendaha kulanka ay yeelanayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu yahay ,warbixin Miisaaniyadeedka iyo sharciga Hanti dhowrka.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa saakay aad loo adkeeyay,iyadoona Ciidamada amniga ay xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip