Ciidamada Militariga oo maanta laga saarayo Muqdisho

0
Friday May 07, 2021 - 13:34:09 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Militariga oo maanta laga saarayo Muqdisho

    Saaka ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu booqday goobaha fariisinka u ahaa ciidamadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saaka ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu booqday goobaha fariisinka u ahaa ciidamadan.

Waddooyinkii magaalada ayaa laga qaaday dhifeysyadii carada ahaa, waxaana saaka la dhameystirayaa howshaas sida  u sheegey Gaashaanle Diini Rooble Ahmed oo ah afhayeenka ciidamada dowladda ee la baxay Badbaado Qaran.
 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip