
0
Ilaa 4 Xabadood ayaa ku dhacday marxuumka geeriyooday sida uu goordhow ii xaqeejiyay mid kamid ah dadkii Goobjooga u ahaa.
Ilaa iyo iminka si rasmi ah looma garan cida sida rasmiga ah uga danbeeysay dilka ruuxaan u shaqeeynayay Shirkada Hormuud.
Ilaa iyo iminka sidoo kale majiro wax war ah oo ka soo baxay masuuliyeenta Hormuud oo ay ku faah faahinyaan sababta loo dilay shaqsigaan ka mid ahaa shaqaalaha Hormuud.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50390
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1917
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084
Faah Faahin : Shaqaale u shaqeeynayay Shirkada Hormuud oo Bakaaro lagu dilay
Wararka aanu ka heleeyno suuqa weyb Ee Bakaaraha ayaa sheegaya in halkaasi Goordhow lagu dilay Mid kamid ah shaqaalaha shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Kooxo ku hubeeysan Bastloodo ayaa rasaas la eegtay Ruuxan u shaqeeynayay Shirkada Hormuud xili uu