War Deg Deg Ah :Wariye Max'ed Bashiir Xaashi oo Maxkmad lasoo taagayo .

0
Monday March 23, 2015 - 11:46:23 in Wararka by
  • Visits: 1439
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah :Wariye Max'ed Bashiir Xaashi oo Maxkmad lasoo taagayo .

    Maxkamada Gubulka Banaadir Ayaa Manta La So Tagayaa Madaxa Wararka Shabelle Maxamed Bashiir Hashi Oo in 7bilood Ku Xirnaa Xab Siga Dhexe Ee Xamar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Gubulka Banaadir Ayaa Manta La So Tagayaa Madaxa Wararka Shabelle Maxamed Bashiir Hashi Oo in 7bilood Ku Xirnaa Xab Siga Dhexe Ee Xamar.
Maxkmada ayaa Goordhow lagu wadaa in ay furanto waxaana halkaasi ku sugan Masuuliyeen katirsan Shabelle Saxiyeenta Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya.

Goordhow ayaa lagu wadaa in ay furanto Maxkamadeeynta Wariye Max’ed Bashiir Xaashi oo Xabsiga Xamar ku xiran in ku dhow Hal sano.

Dhowaan waxaa ganaax lacageed lagu sii daayay Wariyaasha Shabelle Qaarkood kuwaasi hadda dib u bilaabay shaqadoodii Warbaahineed .

Wixii ku soo kordha dib kala soco Insha llah
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip