Taliye Bashiir Cali Oo Maanta Xabsiga Loo Taxaabay

0
Saturday February 04, 2017 - 13:45:18 in Wararka by
  • Visits: 1580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Bashiir Cali Oo Maanta Xabsiga Loo Taxaabay

    Ciidamo ka tirsan kuwa Dambi baarista Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xabsiga CID dhigay Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa Dambi baarista Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xabsiga CID dhigay Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Xariga Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Kaxda Bashiir Cali Afaraad ay yimid kaddib markii Ciidamada Booliska ay ku baxeen Khalalaase ka dhex jiray dad wada degan degmadaasi.

Ciidamada Booliska Degmada Kaxda ayaa Xasilinta khalalaasaha waxaa ay u adeeg sadeen Rasaas taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip