Faah-Faahin Dagaal Ka Dhacay Deefoow

0
Friday March 27, 2015 - 14:45:30 in Wararka by
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah-Faahin Dagaal Ka Dhacay Deefoow

    waxaa Faahfaahin Dheeri ahi ay Kasoo baxeeysaa Dagala Xooggan oo maanta Dib ug Bilaawday Deegaanka Deefoow Ee Gobolka Hiiraan kaasi oo u Dhaxeeya Laba Maleeshiyo Beeleed oo Halkaasi Wada Degga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa Faahfaahin Dheeri ahi ay Kasoo baxeeysaa Dagala Xooggan oo maanta Dib ug Bilaawday Deegaanka Deefoow Ee Gobolka Hiiraan kaasi oo u Dhaxeeya Laba Maleeshiyo Beeleed oo Halkaasi Wada Degga
Dagaalka ayaa Waxaa Lagu soo Waramayaa in uu Dhaliyaya Qasaaro iskugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac Lbada Dhinac Soo Kala Gaaray

Wariyaasheena gobalka Hiiraan ayaa soo sheegaya in weli dagaalka uu socdo, sidoo kalena aan la xaqiijin karin tirada dadka dagaalkaasi ku dhintay iyo sidoo kale dadka dhaawacmay.

Dagaalka Deefow ayaa soo noqnoqday in ka badan Seddax Sano, mana jirto weli xal rasmi ah oo dowladda Federaalka ka gaartay dagaalladan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip