Safiirka Soomaliya Switzerland oo Ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama

0
Friday March 27, 2015 - 18:49:19 in Wararka by
  • Visits: 1537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Soomaliya Switzerland oo Ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama

    Sida ay Inoo Xaqiijiyen Dad Ku Dhaw Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Switzerland ayaa waxaa uu ku Dhaawacmay Weerar ay Masuuliyadiisa sheegtay al-shabab oo Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama Ee magalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay Inoo Xaqiijiyen Dad Ku Dhaw Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Dalka Switzerland ayaa waxaa uu ku Dhaawacmay Weerar ay Masuuliyadiisa sheegtay al-shabab oo Lagu Qaaday Hotelka Maka almukarama Ee magalada Muqdisho
Danjire Yuusuf Bar bari ayaa waxa uu ka mid ahaa Masuuliyiinta ku sugan Hotelka Maka Al mukarama ee Magaalada Muqdishoee hadda ay ka dhex Dagaalamayaan Koox Hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab

Safiirka ayaa Waxaa uu qeyb ka ahaa Tiro masuuliyiin ah oo Gudaha Hotelka ku Jirtay

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip