Xili Dhawaan Lagu Madlan San yahay in Magaalada Kismaayo uu ka Furmo Shirka Lagu soo Xulaayo Xildhibaanada Baarlmaanka Maamulka Ku Meel Gaarka ah Ee Jubba ayaa Waxaa ay Cabasho Xoogan ay kasoo Yeereyso Odayaasha Dhaqanka Gobolada Jubba
Nabaddoon Cabdullaahi Xusseen axmed oo kasoo Jedda Gobolada Jubbooyinka ayaa Waxaa uu sheegayaa in ayna Jirin Wax La Yiraahdo Maamul Jubba oo Soo Xulaayo Xildhibaanada baarlamaanka Maamulkaasi oo ay soo Xulayaan Dowladaha kenya Iyo Itoobiya Kuwaasi oo uu sheegay in ay Danno Gar ah ak Leeyihiin
Cabdullaahi Xusseen axmed ayaa Waxaa uu Xusay in Dowlada Kenya ay Damacsan tahay in Qodato Ceelka Shidaalka kaasi oo uu Sheegay in ay u Hanqal Taageeyso Itoobiyana ay Dooneyso in ay Isticmaasho Dekada Kismaayo
Maamulka Ku Meel Gaark ah Ee Jubba ayaa Waxaa uu waqtiyaddii Danbe ku Mashquul Saneed Sidii Loosoo Xuli Lahaa Xildhibaanada Baarlmaanka Maamulka Jubba
Dhageeyso:-Kenya Iyo Itoobiya oo la sheegay in ay Dano Gaar ah Ka leeyihiin Jubbooyinka