Dhageyso:-Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Faroole oo Hooyadii Ku Dilay Garoowe

0
Friday April 10, 2015 - 00:02:50 in Wararka by
  • Visits: 2313
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Faroole oo Hooyadii Ku Dilay Garoowe

    Magaalada Garoowe ee Caasimadda Gobolka Nugaal Ayaa Maanta Waxaa Marwada Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxman Faroole Wiil ay Dhashay Uu Ku Dilay Magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Gobolka Nugaal Ayaa Maanta Waxaa Marwada Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxman Faroole Wiil ay Dhashay Uu Ku Dilay Magaaladaasi. Wiilkaan oo lagu Magacaabo Cumar C/raxman Sh.Maxamed Maxamud Faroole ayaa la tilmaamay in hooyadii oo lagu magacaabi Aamino Abiib uu Ku Toogtay Guri ay ka daganaayeen Magaalada Garoowe

Sababta ka dambeysa arintaan lama oga waxaana Ciidamada Ammaanka Magaalada Garoowe Ay gacanta ku dhigeen wiilkaan Hooyadiis dilay Maanta

Dhinaca kale Aas qaran ayaa Magaalada Garoowe loogu sameeyey Marxuumadda Waxaana Ka Qayb galay Masuuliyiinta Maamulka Puntland oo uu ka Mid ahaa Madaxweyne Gaas Waxaana Uu Tacsi u diray Ehelada iyo Qaraabadii ay ka baxday Marxuumadda.

Dhageyso:-Warbixin Bye: Wariye Mohamed Abdi Hassan iidle.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip