Musharax Axmed Macalin Fiqi oo Cadaado Gaaray

0
Tuesday April 14, 2015 - 10:22:09 in Wararka by
  • Visits: 1517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Axmed Macalin Fiqi oo Cadaado Gaaray

    Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin Iyo Xeeb ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi uu Maanta Gaaray Agaasimahii Hore Ee Hay'adda nabad sugidda Qaranka Axmed Macalin Fiqi oo Hadda Ah Musharax U Taagan Qabasha Xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin Iyo Xeeb ayaa waxaa ay sheegayaan in Halkaasi uu Maanta Gaaray Agaasimahii Hore Ee Hay'adda nabad sugidda Qaranka Axmed Macalin Fiqi oo Hadda Ah Musharax U Taagan Qabasha Xilka Madaxtinadda maamulka Loo Sameeynaaayo Gobolada Dhexe ayaa Waxaa Halkas Kusoo Dhaweyay Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Xmin iyo Xeeb iyo Dadweyne Aad U Tira Badan Axmed Macalin Fiqi ayaa Markii uu kazoo Degay Gaoonka Diyaaradaha Ee Cadaado ayaa waxaa halkaasi caleemo Qoyan Iyo Ubaxyo Kal Hor Tagay Dadweyn Aad u Tirabadan

Axmed Macaln Fiqi ayaa waxaa uu Horay usoo Noqday Agaasimahii Hay’adda Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip