Askari Xukun Dil ah Lagula Fuliyay Balad-Xaawo

0
Sunday April 26, 2015 - 12:34:05 in Wararka by
  • Visits: 1883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari Xukun Dil ah Lagula Fuliyay Balad-Xaawo

    Wararka Aanu ka Heleeyno Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi Maanta Xukun Dil Lagula Fuliyay Askari ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Degmdaasi ku Sugan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Aanu ka Heleeyno Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Halkaasi Maanta Xukun Dil Lagula Fuliyay Askari ka Tirsanaa Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Degmdaasi ku Sugan
Askari Maanta Xukunka Dilka ah Lagu Fuliyay ayaa waxaa la sheegay in uu Horay U Dilay Dad Shacab kaasi oo maanta Lagu Qisqaasay Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo
Gudoomiyaha Arimaha Bulshada Degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu inoo Xaqiijiyay in Arinkaasi Dhab yahay oo ay maanta Askarigaasi Ku Rideen Xukun Dil ah
Gudoomiyaha ayaa waxaa uu intaasi ku Daray in Askarigaani uu Horay Degmada Balad-Xaawo Dad Shacab ah Ugu Dilay
Ciidamada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Aalaba Waxaa Lagu Fuliyaa Xukunno Dil ah ka Dib Markii lagu soo Eedeeyo Falal Dil ah


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip