Xalay Abaaro 8:00 Fiidnimo Waxaa weerar Bambaano lagu Qaday Guri ay Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ka Degan tahay Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Warta-Nabada Ee Gobolka Banaadir Deeqa Cabdulqaadir Maxamed
Weerarka oo ahaa Bambada Nuuca Gacanta Laga Tuuro ayaa waxaa Lau Dhuftay Ilinka Hore ee Guriga ay Deggan tahay Gudoomiyahii Hore Ee Wata-Nabadda Deeqa Cabdulqaadir maxamed Halkaasi oo ay ku Sugnaayeen Qaar ka Mid ah Ilaaladeeda
Wax Qasaaro ah ma uusan Dhalin Weerarka Bambaano ee Lagu Qaaday Guriga Gudoomiyahii Hore Ee Warta-Nabadda Deeqa Cabdulqaadir Maxamed
Ciidamada ayaa Rasas Furay ka Dib Markii Bambada lagu soo Tuuray Kuwaasi oo Baacsaday Ruux ay ugu Shakiyeen in uu Ahaa Shaqsigii Soo Tuuray Sidda uu inoo Xaqijiyay Mid ka Mid ahGoobjoogayaashii Falkaasi
Howlgallo ay Xalay Ciidamada Ammaanka ka Sameeyeen Degmada Howlwadaag Falkaasi ka Dib ayaa waxaa lagu soo Qabqabtay Dhalinyaro Badan Kuwaasi oo looga Shaki San yahay in Ku Jiraan Kooxahii Weerarku kusoo Qaaday
Ex-Gudoomiyahii Warta-Nabadda oo ka Badbaaday Weerar Lagu Qaaday Gurigeeda