Aqriso:-Gudi loo Xil saaray Baarista Dilkii Xildhibaan Dirir+Digreeto''

0
Wednesday May 27, 2015 - 09:11:40 in Wararka by
  • Visits: 1118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso:-Gudi loo Xil saaray Baarista Dilkii Xildhibaan Dirir+Digreeto''

    Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay magacyada Guddiga loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalintii Sabtida ciidamo ka tirsan Dowladda ay dileen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay magacyada Guddiga loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalintii Sabtida ciidamo ka tirsan Dowladda ay dileen.


Xilka iyo Waajibaadka guddigan ayaa kala ah.

1-In ay warbixin horu-dhac oo ku saabsan baaritaankooda in ay keenaan xafiiska Ra’iisul wasaraha ugu dambeyn maalinta Jimcaha ee ay Tr tahay 29th May 2015.

2-in ay u gudbiyaan baaritaankooda Maxkamadda awoodda u leh.

3-in baaritaanka lagu soo gabagabeeyo laba todobaad oo ka bilaabaneysa Tr Warqaddan
Waxaa ku saxiixan Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte (Qaalib)
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, balse uu ku saxiixan yahay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa lagu magacaabay xubnaha Guddigaan.

Waxaa Guddoomiye ka ah Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

1-Dr. Axmed Cali Daahir Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka : Guddoomiye

2- Cor Cabdullaahi Xuseen Maxamed Xeer-ilaaliyaha maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida: Xubin

3-Cor Xasan Sheekh C/samad hoggaanka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed : Xubin


4-General Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka baarista C.I.D. : Xubin

5-G/le Maxamed Xasan taliyaha hoggaanka Baarista NISA :Xubin

6-Xil. Daahir Amiin Jeesoow Gud: guddiga Amniga Barlamaanka :Xubin

7-Xil. Xuseen Carab Ciise Gud: guddiga Difaaca Barlamaanka :Xubin

8-Maxamed Xasan Faarax Lataliyaha sare sharciga X/R/W Soomaaliya: Xubin

9-Cabdullaahi Bashiir Cabdi-nuur Ag Amniga X/ Ra’iisul wasaaraha : Xubin


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip